CSSA — Casharka 022: Taambuugga Meeshii Ilaah IsraaIil Kula Kulmi Jiray

CASHARKA 22

TAAMBUUGGA — MEESHII ILAAH ISRAA’IIL KULA KULMI JIRAY

“Oo ha ii sameeyeen meel quduus ah, inaan dhexdooda dego.” — Baxniintii 25:8

UJEEDDO

In la barto Taambuuggii Ilaah Muuse ku amray inuu dhiso, sida loo sameeyey, iyo sida uu u ahaa xarunta cibaadada reer Israa’iil inta ay cidlada marayeen.

CSSA — Casharka 020: IsraaIil Buurta Siinaay

CASHARKA 20

ISRAA’IIL BUURTA SIINAAY

“Adigu waxaad kaga soo degtay Buur Siinaay... oo waxaad siisay xukummo qumman, sharciyo run ah, qaynuunno iyo amarro wanaagsan.” — Nexemyaah 9:13

UJEEDDO

In la arko sida Ilaah reer Israa’iil axdi ula galay Buur Siinaay oo u siiyey Tobanka Amar iyo sharciyo kale si ay u noqdaan quruun quduus ah oo isaga u adeegta.