CSSA — Casharka 018: IsraaIil Wuxuu Xusaa Kormarista Oo Wuxuu Ka Gudbaa Badda Cas
CASHARKA 18
ISRAA’IIL WUXUU XUSAA KORMARISTA OO WUXUU KA GUDBAA BADDA CAS
“RABBIGU idinkuu idiin dagaallami doonaa, idinkuna waad iska aamusnaan doontaan.” — Baxniintii 14:14
UJEEDDO
In la arko sida Ilaah reer Israa’iil uga samatabbixiyey ba’ii curadyada, uga saaray Masar, dabadeedna uga gudbiyey Badda Cas.