CSSA — Casharka 008: Ibraahim Oo Isxaaq Bixinaya
CASHARKA 8
IBRAAHIM OO ISXAAQ BIXINAYA
“Rumaysad buu Ibraahim, markii la imtixaamay, Isxaaq u bixiyey.” — Cibraaniyada 11:17
UJEEDDO
In la arko sida Ilaah u imtixaamay rumaysadka Ibraahim, iyo sida Ibraahim ugu kalsoonaaday in Ilaah awood u leeyahay inuu ballankiisa fuliyo xataa sarakicid haddii loo baahdo.